Deg Deg:-Murrashax Cirro Oo Shardi Ku Xidhay Inuu Nabad-galyo Wadanku Ahaado Hadii Doorashada Laga Helo + Muxuu Samayn Doonaa + Akhri

0
176

Deg Deg:-Murrashax Cirro Oo Shardi Ku Xidhay Inuu Nabad-galyo Wadanku Ahaado Hadii Doorashada Laga Helo + Muxuu Samayn Doonaa + Akhri

 

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman Ciro ayaa daqiiqado la aamusnaa su’aall ahayd inuu aqbalayo natiijada doorashada iyo in kalle.

Cabdiraxman Cirro waxa uu malayn galiyey su’aashaasi waxa uu shardi ku xidhay aqbalaada natiijada doorashada waxa uu sheegay hadii loo qabto sida isaga la saxsan si sharci ahna loogu dhawaaqo inuu aqbalayo waxaana uu yidhi. “Doorashada hadii si wanaagsan oo aan ku qanco u dhacdo si wanaagsana loogu dhawaaqyo waan aqbalayaa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here