DEG DEG:- Nin Facebook Ku Af Lagaadeeyey Nabi Muxumed Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay Iyo Dunida Oo Laga Dareemay Arin Mucjiso Ah

0
1099

DEG DEG:- Nin Facebook Ku Af Lagaadeeyey Nabi Muxumed Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay Iyo Dunida Oo Laga Dareemay Arin Mucjiso Ah

Maxkamad ku taala dalka Pakistan ayaa dil ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi oo lagu eedeeyey in bartiisa Facebok-ga uu ku qoray waxyaabo ka dhan ah diinta islaamka

Ninkan oo lagu magacaabo Taimoor Rasa ayaa af lagaadeeyey xaasaskii Nami maxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee iyo saxaabadiisa. Dacwad soo oogaha dalka Pakistan ayaa sheegay in uu rumaysan yahay in tani ay tahay markii ugu horaysay xukun dil ah lagu rido kiis ka dhaca dhanka baraha bulshada

Shirkada Facebook waxa ay sheegtay in ay ilaalinayso xuquuqda waxyaabaha u gaarka ah macaamiisheeda isla markaana mudnaanta ay sinayso dadka ku xidhan Facebook

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here