DEG DEG:- Odaygii Somaliland Ugu Da’da Waynaa Oo Dhakhtarka La Dhigay + Madaxdii Oo Dul Tuban Iyo Xaalada Uu Cabdi Waraabe Ku Sugan Yahay

0
1545

DEG DEG:- Odaygii Somaliland Ugu Da’da Waynaa Oo Dhakhtarka La Dhigay + Madaxdii Oo Dul Tuban Iyo Xaalada Uu Cabdi Waraabe Ku Sugan Yahay

Waxaanu Madaxweyne ku-xigeenku Xaajiga ALLE uga baryay inuu caafimaad taamaha siiyo kana dulqaado xanuunka, isagoo sheegay madaxweyne ku xigeenku In Xukuumadda Somaliland u diri Doonto xaajiga Dalka Imaaradka carabta si loogu soo daweeyo waxaana halkaasi uga mahadnaqay xukuumadda iyo shacbiga Somalilandba Qoyska xaaji Cabdi-waraabe oo Madaxweynaha, madaxwayne ku-xigeenka iyo guud ahaan Xukuumada Somaliland ku bogaadiyay dadaalka ay ugu jiraan ogaanshaha iyo ka war haynta xaalada xaajiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here