DEG DEG:- Qaraxii Ugu Cuslaa Oo Iminka Muqdisho Ka Dhacay + Dad Afurayey Oo Maydadkoodu Dariiqa Wadhan Yahay Iyo Wasiiradii Qatar Ka Yimi Oo Yaacay

0
1895

Qarax weyn ayaa goor dhow xiliga afurka ka dib waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa mid culus ayaa daryankiisa laga maqlay meelo badan oo ka tirsan magaalada.
a

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhashay gaar miineysan uu dhacay agagaarka hotelka Karmel oo ku yaalla wadada isku xirta Isbitaalada Difgeer iyo Banaadir.

Wax faahfaahin ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay balse ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa goobta xiray, iyadoo sidoo kale gaadiidka gurmadka deg deg ah ay halkaas gaareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here