DEG DEG:- Qatar Iyo Sucuudiga Oo Isku Khilaafay Maalinta Ciidka + Maalin Kale Oo La Ciidayo Oo Sucuudigu Shaaciyey + Somaliland iyo Somaliya Oo Labada Dhinac La Kala Tukanaya

0
1226

DEG DEG:- Qatar Iyo Sucuudiga Oo Isku Khilaafay Maalinta Ciidka + Maalin Kale Oo La Ciidayo Oo Sucuudigu Shaaciyey + Somaliland iyo Somaliya Oo Labada Dhinac La Kala Tukanaya

Qatar waxa ay shaacisay in Isniinta La tukanayo Sucuudiguna waxa uu shaaciyey in Axada la tukanayo taasina waxa ay sababtay khilaaf saamaynaya dhamaan inta Muslimka ah waxaana khilaafka Khaleejku saamaynayaa dalalka kala raacay labada dhinac

Somaliland waxa ay la tukanaysaa Sucuudiga oo Axada Tukanaya halka Somaliyana la tukanayso Qatar oo iyaguna Isniinta Tukanaya waana markii u horaysay ee Sucuudiga iyo Qatar khilaaf iyo ficil siyaasadeed galiyaan arimo khal khal galinaya diinta Islaamka dhib iyo dhibaatana ku ah umada Muslimiinta ah ee Bisha Soomanaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here