DEG DEG:- Qayb Ka Mid Ah Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Xabsiga La Dhigay + Heesta Afkaygu Qabiil Ma Tihid Oo Sirteeda La Ogodaay Iyo Abwaan Jaylaani Oo…Akhri War Xaasaasi Ah

0
1115

 

DEG DEG:- Qayb Ka Mid Ah Kooxdii Xidigaha Geeska Oo Xabsiga La Dhigay + Heesta Afkaygu Qabiil Ma Tihid Oo Sirteeda La Ogodaay Iyo Abwaan Jaylaani Oo…Akhri War Xaasaasi Ah

 

Heesta Afkaygoow Qabiil ma tihid oo uu sameeyey Abwaan Jaylaani ayaa keentay In xukuumadu xabsiga dhigto abwaankii sameeyey iyo qaybo ka mid ah kooxda xidigaha geeska.

Sarbeeb la sheegay in Muqdisho laga soo diray isla markaana Somaliland lagu durayo ayaa ubucda heesta ah taasi oo keentay in xarunta C.I.D da lagu xidho fanaaniinta iyo abwaan Jaylaani inkasta oo markii danbe la sii daayey.

Ma jiro faah faahin rasmi ah oo ka soo baxday kooxda Xidigaha Geeska iyo xukuumada midna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here