(Deg Deg):- Siyaasigii Somaliland Iyo Xisbiga Wadani Ugu Caan Sanaa Oo Hargaysa Ku Geeryooday Magaciisa Iyo Shaqsiga Uu Ahaa

0
240

(Deg Deg):- Siyaasigii Somaliland Iyo Xisbiga Wadani Ugu Caan Sanaa Oo Hargaysa Ku Geeryooday Magaciisa Iyo Shaqsiga Uu Ahaa

 

Oto Biixi oo inta badan Somaliland aad looga yaqaanay bahda mucaaradkana ka tirsanaa si gaar ahna ugu jiray xisbiga Waddani ee Somaliland ka jira ayaa la sheegay in uu goor dhawayd cusbitaalka Edna Adan oo isla hargaysa ku yaala uu ku geeryooday.

Oto Biixi mudooyinkii u danbeyey ee somalidu wararka kula socotay waxa uu u jiifay xanuun dhanka beerka ah ugu danbayna Hargaysa ayuu maanta oo isniin ah ku geeryooday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here