DEG DEG:- Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Suxufi Diyaarad Ka Soo Qaaday Muqdisho Kaga Soo Degay Hargaysa + Xaaskiisa Oo La Socotay Iyo Qaabka Loo Qabtay Oo Argagax Lahaa

0
2321

DEG DEG:- Somaliland Oo Xabsiga Ku Riday Suxufi Diyaarad Ka Soo Qaaday Muqdisho Kaga Soo Degay Hargaysa + Xaaskiisa Oo La Socotay Iyo Qaabka Loo Qabtay Oo Argagax Lahaa

Ciidan si gaar ah heegan ugu jiray una diyaar sanaa in ay hawl gal kan fuliyaan waxa ay mar kaliya cir iyo dhulba ka qariyeen suxufi Cumar Seerbiya oo madaarka Hargaysa kaga soo degay diyaarad uu Muqdisho ka soo raacay isaga xaaskiisu
Sida la sheegay Maamulaha Madaarka Hargaysa Mr. Dhidar ayaa amarka xadhiga bixiyey iyada oo aan la garanayn xabsiga lagu xidhay suxufiga balse koox wariyayaal ah oo Madaarka ku sugnaa isla markaana ay ka mid ahaayeen hal wadeeno Kulannews ka tirsan ayaa xaqiijiyey xadhiga suxufiga waxaana ay sheegeen in lo qabtay si argagax leh oo naxdin abuurtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here