DEG DEG:- Sucuudiga Oo Ku Gacan Saydhay Somaliland + Halkuu Ku Sugan Yahay Caawa Madaxweyne Siilaanyo + Maxaa Laysku Seegay?

0
2241

DEG DEG:- Sucuudiga Oo Ku Gacan Saydhay Somaliland + Halkuu Ku Sugan Yahay Caawa Madaxweyne Siilaanyo + Maxaa Laysku Seegay?

Xogo ka soo baxaya koox wasiiro ah oo Sucuudiga socdaal ku jooga waxa ay sheegayaan in ay ku guul daraysteen in ay ku guulaystaan sidii sucuudigu xayiraada uga qaadi lahaa xoolaha Somaliland iyo xidhiidhka oo intii hore laga kordhiyo

Madaxweyne Siilaanyo warar kala duwan ayaa socdaalkiisa ka soo baxaya waxaana wararka qaar sheegayaan in uu ku sugan yahay caawa Sucuudiga halka wararka qaarna sheegayaan in aanu wali ka bixin Imaaraadka oo uu kulamo gaar ah ku leeyahay

Amiirka Imaaraadka ayaa la sheegayaa in uu sucuudiga ku cadaadin doono sidii uu xayiraada uga qaadi lahaa xoolaha Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here