DEG DEG:- Sucuudiga Oo War Lama Filaan Ah Ka Soo Saaray Xoolaha Somaliland Ee Uu Xayiraada Saaray + Aqoonsiga Muxuu Ka Yidhi? Xoolaha Miyaa La Fasaxay?

0
4401

DEG DEG:- Sucuudiga Oo War Lama Filaan Ah Ka Soo Saaray Xoolaha Somaliland Ee Uu Xayiraada Saaray + Aqoonsiga Muxuu Ka Yidhi? Xoolaha Miyaa La Fasaxay?

Safiirka Sucuudiga u fadhiya magaalada Adiss Ababa H.E. Cabdalle Fareh ayaa shaaca ka qaaday in dawladiisu xayiraada ka qaadi doonto xolaha somalida ee Sucuudigu xayiraada saaray waxaana uu Safiirku isaga oo afka dawlada Sucuudiga ku hadlaya ka mahad celiyey go’aankii Somaliland xidhiidhka ugu jartay Dawlada Qatar isla markaana ay ku bar bar istaagtay xulufada Sucuudigu ku hogaaminayo

Arintan ayaa ah guusha ugu wayn ee Somaliland ka dhaxashay xidhiidhkii ay u jartay Dawlada Qatar isla markaana ay ku raacday Sucuudiga iyo xulufadiisa inkasta oo dawlada Sucuudigu aanay si rasmi ah ugu dhawaaqin arimihii laga filayey oo tan xayiraada xoluhu ugu horayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here