DEG DEG:- Waa Sidee Xaalada Ex Wasiir Cali Waran-cadde Oo Dagaal Dhex Maray Isaga Iyo Libaax Uu Mudo Hore Sheegay Inuu Cabsi Ka Qabo

0
889

DEG DEG:- Waa Sidee Xaalada Ex Wasiir Cali Waran-cadde Oo Dagaal Dhex Maray Isaga Iyo Libaax Uu Mudo Hore Sheegay Inuu Cabsi Ka Qabo

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland isaga oo wasiir ahi waxa uu shegay in uu ka cabsanayo mid ka mid Libaaxyada uu Hargaysa ku dhaqdo oo uu sheegay in ay ka daba joogto Libaax kale oo uu wadanka Jabuuti Hadyad ahaan u siiyey

Cali Waran-cadde waxa uu soo bandhigay Libaaxii uu ka cabanayey isaga oo doonaya in uu cuno balse uu iska celinayo xaaladiisuna way fiican tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here