DEG DEG:- Xisbiga Ugu Horayn Doona Ololaha Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Kulmiye Oo La Siiyey Booskii Uu Ku Guulaystay Doorashadii Hore Akhriso

0
162

DEG DEG:- Xisbiga Ugu Horayn Doona Ololaha Doorashada Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Kulmiye Oo La Siiyey Booskii Uu Ku Guulaystay Doorashadii Hore Akhriso

 

21-ka bishan aynu ku gudo jirno waxa si rasmi ah u bilaami doonaa ololaha iyoo tartanka xisbiyada Somaliland waxaana sida Komishanka doorashooyinku qorsheeyeen ugu horayn doona xisbiga mucaaradka ah ee UCID waxaana ku xigaya xisbiga Kulmiye halka xisbiga Waddani ololaha ugu danbayn doono.

 

Doorashadu waxa ay dhacaysa 13-bisha ama laba casho ka dib marka Ololuhu dhamaado waxaana booska xisbiga Kulmiye la siiyey uu ahaa halkii uu kaga jiray maalmaha ololihii uu Siilaanyo kaga helay Rayaale isaga oo ahaa xisbiga labaad ee ololaha u soo baxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here