Deg Deg:- Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Joojiyo Ololaha Doorashada + Kulmiye Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Iyo Farmaajo Oo Xidhiidh Soo Sameeyey

0
204

 

Deg Deg:- Xisbiga Waddani Oo Dalbaday In La Joojiyo Ololaha Doorashada + Kulmiye Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Iyo Farmaajo Oo Xidhiidh Soo Sameeyey

 

 

Xisbiga Wadani Oo Lacagtii Oluluhu Ka Dhamaaday Ka Dib Markii Saddexdii Cisho Ee Igu Horaysay Kaga Ka Dib Markay Miciin Bideen In la Joojiyo Ololaha Soona Dirsaday Wadaado Ergo Ah Hadaba Arintan Oo Ay Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo u Dhuun Doloola Arimahaas Ayaa Sheegay In Xisbiga Wadani Oo Labada Gelin Ka Hore Daalay Ta Hayna Caadada Siyaasiyiinta Raad Baradka Ah In Haafka Hore Ay Ku Raftaan Xaaladan Hadaba Arintan Ayaa La Sheegay In Xisbiga Wadani Xaalad Dhaqaale Oo Baahsan Soo Food Saartay Tahlina Kari Waayay In Olale Baladhaan Sameeyay Sababata Keentayna Ay Tahay In Reerihii Bixin Jiray Campaing Ama Jifada Cirro Ay Sheegeen In Waxay Hayeen Ay Fureen Wax Kale Oo Ay Ku Taraana AYna Haysan Hadaba Arintan Ayaa Waji Gabax Ku Noqotay Xirsi Ay Ka Dhamaatay Waxoogii Uu Gacanta Ku Hayay Xaaladan Ka Jawaabideeda Oo Ay Mari Ka Dhigteen Culumo Iyguna Ka Dacweeyeen In Xisbiga Kulmiye Uu Si Xun Culumadaas Oo Ay  Ka Mid Ahayeen Culumo Si Gaara U Tageera Xisbiga Wadani Taas Oo Ay Ku Gabaneeyeen In Dadku Seexan Wayeen Hadaba Waxaan Leenahay Dadkan Maanay Jirin Iyaga Hortood Iyo Olilihii Horeba Kii Hore Oo Ka Buuq Badnaa Oo Ka Xmaasada Badnaa Maxaa Looga Hadli Waayeen Hadaba Arimahan Oo Ay Ku Shaqaysan Jireen Xubnihii Ku Saaqiday Siyaasada Somaliland Ee Xirsi Ay Ka Mid Yihiin Ayaa Wanjaladan Adeegsada Si Ay Marin Habaabin U sameeyaan Bulsahda Yoolka Habaabiayaan Hadaba Arintan Oo In Badan Dadku Ka Yaabanayeen Ayaa La Soo Helay Aakhirkii Inay Hadhaagooda Guud Eber Yahay Ayna Xaaladooduna ayna Fiicnayn Sidoo Kale Waxa La Sheegayaa In Uu Musharax Cirro Lacago Weydiistay Iran Qatar Iyo Somalia Sheegayna In Ay Imika Xaaldo Adag Ku Jiraan Ayna Awoodina In Imika Caawiyaan In Katay U Balan Qadeen In AY Sii Doonan Kaalmadan Ayaa Waxa Ka Soo Dhex Galay Qaraxyada Iyo Xaalada Siyaasadeed Oo Imika Xoog U Kacsan Wadamadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here