Deg Deg:- Xisbiga Waddani Oo Weeraray Fanaanka Cabdi Hani + Gaadhigiisii Oo La Jajabiyey Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay + Buuq Ka Taagan New Hargeysa

0
176

Deg Deg:- Xisbiga Waddani Oo Weeraray Fanaanka Cabdi Hani + Gaadhigiisii Oo La Jajabiyey Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay + Buuq Ka Taagan New Hargeysa

 

Fanaanka Cabdi Hani Xaashi oo ka mid ah fanaaniinta xidigaha geeska hayb ahaana ka soo jeeda Beesha Murrashax Ciro ayaa maanta la jajabiyey gaadhigiisii iyada oo ay weerareen kooxo hubaysan oo Murrashaxa Waddani u diray isla markaana ku socday qorshe cad.

 

Fanaanka Cabdi Hani  oo markii la soo weeraray ku sugnaa Xaafada New Hargeysa ayaa dhalinyarada soo weerartay waxa ay ka soo jeeda jifada Murrashaxa Waddani waxaana lagu dilayey sababta uu Kulmiye heesaha kaanbaynta ee camiran ugu qaaday.

 

Khasaare nafeed lama sheegin goordhow la soco wixii faah faahin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here