DEG DEG:- Xukuumada Siilaanyo Oo Joojisay Dhismaha Qasriga Suldaanka Guud + Ciidan Militeri Ah Oo La Geeyey Iyo Habar-yoonis Oo Ka Danbaysa

0
1239

DEG DEG:- Xukuumada Siilaanyo Oo Joojisay Dhismaha Qasriga Suldaanka Guud + Ciidan Militeri Ah Oo La Geeyey Iyo Habar-yoonis Oo Ka Danbaysa

 

Xukuumada Somaliland waxa caawa ay ciidan Militeri ah gaysay halka laga dhisayo Qasriga suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Gaadiidkii goobta banaynayey ayaa laga soo saaray waxaana la keenay dhanka magaalada ma jirto sabab loo joojiyey dhismaha qasriga Suldaanka oo ay xukuumadu dhagax dhigay

Cod sir ah oo laga duubay beesha Habaryoonis waxa ay ku sheegtay in laga qaaday deegaankii bariga Hargaysa sidaas awgeed ay dagaal xoogan qaadan Suldaanka guudna la dilo waana arinta loo sababaynayo dhismaha qasriga ee la joojiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here