DEG DEG:Amniga Magaalada Burco Oo Ciidamada Miltarigu Ay La Wareegen+Abaabul Dagaal Oo Socda+War Dheeriya Daawo

0
502
????????????????????????????????????

DEG DEG:Amniga Magaalada Burco Oo Ciidamada Miltarigu Ay La Wareegen+Abaabul Dagaal Oo Socda+War Dheeriya Daawo

Ciidamada Qaranka Somaliland Ee militariga ayaa la wareegay amniga magaalada burco waxaan magaalada laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq xoogan oo ay ciidamadu ka wadaan, isku socodka magaalada ayaa ah mid sidii cadiga ahad u shaqaynay hada lakiin wax laga cabsi qabaa ina ay muda haraado dhacaan bari marka uu koomishanku ku dhawaaqo  natiijada kama danbaysta ah.

Hore ayey magaalada burco uga dhaceen rabshado dhimasho iyo dhaawacba sababay hanti badana ay ku bur-burtay hase yeeshe amniga ayaa hada si adag loo adkeeyey waxaan jidadka halboolaha u ah magaalad aad ku arkaysaa ciidamada qaranka oo ku gaashaman agabka dagaalka

wixii ka soo kordha arintan iyo ta doorashadaba kala soco warbaahinta kulan news

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here