DEG DEG:Ciiamda Somaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Ninkii Ka Danbeeyay Qaraxii Soobe+Dagaal Dhexmaray +Maxaa Lagu Noqday?

0
390

(Kulannews)22 Oktoobar 2017 Dawalad somaliya ayaa indhawadaba ku hawal jirtay soo qabashada cidii ka danbaysay qaraxii ka dhacay isgoyska soobe 14 Oktoobar 2017 hawal gal baladhan oo xalay sacadii hii danbe ciidamadu sameeyen ayaa waxa lagu qaaday halkii uu daganaa nikii is qarxiyay waxaan goobta lagu soo qabtay 2 ruux oo mid dumartahay wali dawaladu ay soo ban dhigin dadkan hawalgal wali socada awgii waxaan laga yaaba in saacadaha soo socda losoo bandhigo warbaahinta.

Intii uu hawal galku socday ninkay ayaa bilaabay is difaacid iga oo xooga dagaala maayay hase yeshe markii danbe ay ciidamadu awood u yeeshan inay gacanta ku dhigaan halkaasana ay kula wareegan mana jiro wax khasre ah oo ciidanka soo gaashay ma jiro.

shalay ayay ahad markii madaxwayne farmaajo si dhabaa u cilmaamiyey daaal ka dhan ah nabad diidka oo uu dlka kaga sifaynayo wuxuu ka soo hor jeeda inay xamar nabad noqoto waxaan fajiin cada u diray cid waliba oo qusaysa hayadaha amniga inay xaqiijiyaan amniga dalka iyagan lagal xisaab tamidoon wax uu sidoo kale fariin u diray shacabka somaliya uguna baaqay inay gacmaha is qabsadaan oo ay meel uga soo wada hor jeestaan amiga shacabka.

wixii ka soo kordha hawalgalka waxaan idiin sheegaynaa inaani idiin soo gudbaino waad mada santihii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here