DEG DEG:Ciidamada Nabad Sugida Oo Kashifay Sir Heegan Culus Galay+Qarax kale Oo La’ogaaday(Halkan Ka Akhriso)

0
179

Ciidamada Nabad Sugida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxay hawal galo wayan ka wadaan  Magaalada Muqdisho taas oo laga hortagayo qarax mar kale soo laabta waxda nabad sugida ayaa sheegtay inay tuhun hayaan waana mid keentay in hawal galola sameeyo.

14 Oktoobar 2017 ayay ahad marikii gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiya lala eegtay dad aan waxba galabsan halkaas oo aya ku naf waaye 394 ruux kuna dhaawacmeen 456 qof iyado wali dad badan la’la yahay rax iyo ruux waana qaraxii ugu balaadhnaa ee abdi ka dhaca magaalada muqdisho kaaso galaafta tiro intaa leeg oo cab ah.

beehsa caalamka ayaa iska indha tirtay canbaranta qaraxan dad badani ku dhinteen hantida badanina ku baabaday dawlado kooban ayaa ka hadaly iyada oo kaalin laxaad leh uu tukirug ka ciyaaray caawimada dadkii ku daawacmay qaraxan ma jirto dawaladaha uu hor koco suuudigu oo arintan ka hadlay waana mid aan u layaab badan.

Related image

tani waxay tusaale u tahay waxba dhaadi la’aanta umada somaliyeed iyaga oo lagu tilmaamo dad isbuucyo murugooda kadibna hilmaama wixii dhacay oo dhan waa wax laga xishoodo inay tani dhacado nabadan wax sameeyay maaha dawlad ee waa shacbiga tusaale aan soo qaato “u fiirso Somaliland waxa nadab ka shaqeeya waa shacbiga waxay arkaan ayay sheegay man ka cabsadaan geerida” muwaadin intaay umad badan oo muslin ahi dhiman lahad wax dhaanta kaligaa jihaad oo sheeg cid qarax wada qaraxa diyaarad lagama soo daayo ee wax laga soo abaabula xaafadaha ayanu dhamaan daga nahay hadka cabsoon qof bilni aadam ah ka cabso ilahay tawakal ilaahay u hiili umada meelin dheeli sida macno daradaa u  dhima naysa.

Image result for qaraxii shalay ee muqdisho

muwaadin adiga ayaa wax walba ka awood badan ilahay ayaa somalida ku manastay awood iyo cabsi li hadaa waa maxay sababta aad u adeegsan wayday wax uu alle hibad kuu siiyay?

Related image

muwwadin ka fakar  taa waxaad hal bil kuu baabin kartaan yan 28 sano sii socon haka yeelin qof shisheeyay inuu dalkaaga kugu maamulo haka yeelin qof shisheeya inuu dalkaaga gacmaahaga u adeegsado qofka dhimanayaa waa somali maaha ajaanib.

 

ha noqonin qof saacado kooban ama maalimo kooban murugooda aduunku dhib wuu soo maray lakiin dhalin yaradiisa ka saartay hal meel ugu soo wad jeesta xasilinta soamliya oo Hal hadaf ka wada yeesha mustaqbalka dalka hal il ku wada eega cadawga soomaliya meel walba oo uu jooga (FADLAN SHARE GAREE SI ODHAAHA DANI DHAMAAN SHACABKA SOMALIYAAD U WADA GAASHO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here