DEG DEG:Ciidan Beeled Aad U Hubaysan Oo Ku Dhawaaqay Inay Qaadi Doonan Dagaal Marka Uu Komishanku Ku Dhawaaqo Doorashada

0
486

War Deg Deg Ah:Ciidan Beeled Aad U Hubaysan Oo Ku Dhawaaqay Inay Qaadi Doonan Dagaal Marka Uu Komishanku Ku Dhawaaqo Doorashada

Warar Soo Gaadhaya Warbaahinta Kulan News ayaa sheegay in ciidan beeled  ay isku uruursadeen aaga buurta daalo iyaga oo ku hanjabay inay dagaal qaadi doonan hadii uu koomishanku isku dayo inuu xisbiga wadani ka hiiliyo, wararka yaa intaa ku daray in malayshiyaadka  hubaysani balan qaadeen ina ayana nabadi jirin doonin oo lagu kala carari doono xataa hadii uu cabdiraxmaan uu aqbalo ina laga eex’day.

warkan ayaa noqo naya mid inta badan ayan bulashada reer somaliland aqabalin dooni waxay hal meel uga soo wada jeesanayaan nabada oo ah shayga somaliland lagu amaano qarana aya ku noqdeen.

culimo, waayeel, caruur, haween, siyaasi, dhamaan waxay ka midaysan yihiin ayaa ah qaranimada somaliland iyo nabadeeda mana yeelin doonan cid isku dayda inay carqalada galiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here