DEG DEG:Gurigii Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Hada Holcaya +Khasaare Uu Sababay Dabku+Xaalada Hada (Sawiro)

0
604

DEG DEG:Gurigii Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Hada Holcaya +Khasaare Uu Sababay Dabku+Xaalada Hada (Sawiro)

Wax daba baaxad wayani qab saday guriga wasiirka madaxtooyadu uu ku lahaa magaalada Hargaysa, waxa goobta gaashay ciidamada dabdamiska oo ku gaashaaman agabka dab bakhtiinta, ilaa hada lama ogo sababta keentay dabka khasaaraha uu gastay iyo halka uu ka bilawmay.

Hase yeeshe xog aya helayso warbaahinta kulan News Ayaa sheegaysa ina uu dabka ka kacay som Ges Ku qaraxday goobta lagu sameeyo cuntada halkaasna uu ka bilawmay dab baaxad wayab yeeshay

Wixii ka soo kordha arinkatan kala soco warbaahinta Kulan News

Image result for Dab DamisImage result for Dab DamisImage result for Dab DamisImage result for Dab Damis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here