DEG DEG:Komishanka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Goobaha Codaynta Iyo Tirada Ka Codayn Doonta+Adeega Internet-ka Oo Hawada Laga Sari Doono(AKHRISO)

0
251

DEG DEG:Koomishanka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Goobaha Codaynta Iyo Tirada Ka Codayn Doonta+Adeega Internet-ka Oo Hawada Laga Sari Doono(AKHRISO)

Waxa ay Saddex Casho Inaga Xiga doorashada Jamahuuriyada iskeed isku taagtay ee somaliland dhaq-dhaqaaqa doorashada ayaa gabi ahaanba laga dareemayaa Gobolada Somaliland waxa si joogan u socda Qaybinta sanaaduuqda lagu codayan doono.

Koomishanka somaliland ayaa qorsheeyey goobaha codayanta iyo tirada rasmigee loogu talo galay inay ay goobtaa a codayso dhamaan gobalada iyo dagmooyinka somaliland ayaa hada la gaadh siiyey sanaaduuqdii codbixinta goobwalba waxa ka codayan doona 500 oo qof wax jiray goobo aya ka codayan doonan 700 Waxaana ka midaa gacan libaax waana goobo fara ku tirisaa.

Koomishanka ayaa amar ku bixiyey in gabi ahaanba Hawada laga saaro Internet-ka kaaso hawada ka maqanaan doona 7 Casho waxa sidoo aan shaqan doonin maalinka codanta dhamaan gaadiidka wax heegan culus lagalliyey ciidamada Amniga sido kale waxaa ciidamo badan lagu daad gureeyey xuduudaha dalka khaasatan wax ciidanka ugu badan la geeyey xuduuda ay Somaliland la wadaagto Putnland taaso oo aad loo adkeeyey xaaladeeda.

Doorashadan ayaa caalamka oo idil ilgaar ah ku eegayaan sidii ay u dhici lahad baraha isgaadh siinta caalamka ayaa aad lagag faanoonayaa waxa barmaamijiyo ka diyaariyey Tv caalamka ugu waa wayan Caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here