DEG DEG:Maraykanka Oo Heshiiskii Ugu Wayna La Galay Somaliya+Qodobo Somaliland Lidig Ku Ah Oo Ka Soo Baxay(Xasaasi)

0
572

DEG DEG:Maraykanka Oo Heshiiskii Ugu Wayna La Galay Somaliya+Qodobo Somaliland Lidig Ku Ah Oo Ka Soo Baxay(Xasaasi)

Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa magaaladda muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku kacaya 300 milyan, waana markii u horraysay mudo 30 sano ah oo anu maraykanku lacag intaa leeg siinin dawlada somaliya.

Heshiiskaan Malaayinta Cagata Ah ayaa loogu talo galay in lagu fangareeyo arimiha  Caafimaadka, Waxbarasha iyo hormarinta dhaqaalaha Soomaaliya, Sidoo kalan lagu dhiiri galiyo wax soo saarka beera layda.

Hishiiskaan, ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa u saxiixay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo xiriirka caalamiga ah, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, iyaddoona uu goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre.

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa dhowaan hishiis lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyo dhismaha wadooyinka ka baxa Magaaladda Muqdisho lagalay Dowladda Qatar, taasi oo ku baxaysa lacag dhan $200 oo Milyan oo dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here