DEG DEG:Xildhibaankii Ugu Caansanaa Golaha Wakiilada Oo Hada Geeryooday+Waa Kuma ?

0
172

Image result for xasan cawaale caynaan

 

INAALILAAHI WAA INAA ILAHI RAAGUCUUN geeridu waa mid xaq ah taas oo dhamaan uu ku xukuman yahay aadamuhu wax maata galaalada Jabuuti ku geer yooday Xildhibaan Xildhibaan Xasan Cawaale isaga oo uu marxuun indhawad xaalad bukaan u jiifay Dalka Jabuuti.

Xildhibaan Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ahaa dadka siyaasiyinta indho dheerta ah ee somaliland wuxuun doorbadan ku lahaa hawalo badan oo lagu xasuusan doono kaalin wayan kaga jiro dalka somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here