DEG EG:- Boqorka Sucuudiga Oo Si Rasmi Ah U Joojiyey Xoolihii Somaliland + Itoobiya Oo Uu Amray In Xoolaha Laga Keeno Iyo Amarka Lama Filaanka Ah Ee Uu Soo Saaray

0
1604

DEG EG:- Boqorka Sucuudiga Oo Si Rasmi Ah U Joojiyey Xoolihii Somaliland + Itoobiya Oo Uu Amray In Xoolaha Laga Keeno Iyo Amarka Lama Filaanka Ah Ee Uu Soo Saaray

Dawlada Sucuudigu waxa ay si rasmi ah xidhiidhka ugu jartay Somaliland ka dib markii ay shaacisay in ay xidhiidh ganacsi oo dhanka xoolaha ah la galayso wadanka Itoobiya kaasi oo ay ka heshay xoolo 50% ka jaban xoolihii ay Somaliland ka soo dhoofin jireen

Dawladu sucuudigu waxa ay shaacisay in ay meesha ka baxayso Xoolihii Somalida ee Jabuuti soo mari jiray isla markaana lacagaha dheeraadka ah laga qaadi jiray balse kuwan Itoobiya si rasmi ah u tagayaan Sucuudiga

Maal gashadayaal sucuudiga u dhashay ayaa la sheegay in ay itoobiya u socdaalayaan si ay u saxeexaan heshiiska labada dhinac ee dhoofinta xoolaha utoobiya waxaana Boqorka Sucuudigu uu si rasmi ah u fasaxay laba bilood ka hor in xoolaha Itoobiya la fasaxo

Waxa Sucuudigu si rasmi ah u joojiyey dhoofinta xoolaha Somaliya oo uu Somaliland ka daray waxaana xiligan la filayey in is bedel ku yimaado dhinaca siyaasadda Somailand iyo Sucuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here