Dhalinyaradii Ka Badbaaday Doontii Yemen Lagu Duqeeyey Oo Maanta Xabsiga Laga Soo Daayey + Halka La Gaynayo Iyo Magacyadooda + Burco Iyo Hargaysa Oo Ugu Badan

0
345

Dhalinyaradii Ka Badbaaday Doontii Yemen Lagu Duqeeyey Oo Maanta Xabsiga Laga Soo Daayey + Halka La Gaynayo Iyo Magacyadooda + Burco Iyo Hargaysa Oo Ugu Badan

115 Qof Oo Muwaadinin Soomaaliyeed Ah Rag Iyo Dumarba Isugu Jira Ayaa Laga Sii daayey Xabsi Ku Yaala Dalka Yemen Oo Ay In Mudo Ah ku Xidhnaayeen Kuna Dhibaateysnaayeen,

Muwaadiniintaan Ayaa Kuligood Ahaa Kuwo Ka Badbaaday Dooni Uu Sucuudiga Duqeeyn Ba’an Ugu Geysteen Bada Dhexdeeda Iyagoo Ku Wajahan Dalka Suudaan Doonayana Inay Uga Sii Gudbaan Dhinacaa Iyo Qaarada Yurub,

Waxayna dhawaan Ka Dhoofaayaan Magaala Xeebeedka Cadan Iyadoo Halkaas Markabkii Qaadi Lahaa Diyaar Ugu Yahay Laguna Celinayo Wadanka Soomaaliya,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here