“Dhimasho Ma Jirto Balse Dhaawaca Waa La Keenay Ciidankuna…” Ramaax Muxuu Ka Yidhi Dagaalka Bali-dhiig Ka Socda + Dhimashadii Oo Uu Dafiray

0
672

“Dhimasho Ma Jirto Balse Dhaawaca Waa La Keenay Ciidankuna…” Ramaax Muxuu Ka Yidhi Dagaalka Bali-dhiig Ka Socda + Dhimashadii Oo Uu Dafiray

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo aanu khadka taleefanka kula xidhiidhnay nooma suurta galin in aanu xog badan ka qaadno waxaana uu shegay kaliya in aanay dhimasho jirin balse dhaawac la keenay Cusbitaalka
Gudoomiye Ramaax oo sheegay in uu shirar ku jiro wax faah faahin ah nama siin balse waxa uu sheegay in uu warbaahinta la hadli doono hadii xaaladu sii xumaato sidoo kale waxa uu sheegay in ciidanku rasaasta joojiyeen xaaladuna ay hada tahay mid degan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here