Doodii Xalay Ee Saddexda Xisbi Qaran Yaa Ku Guulastay+Xog Layaab Leh Halka Ka AKhriso

0
258

KULANNEWS- Doodan xalay ayaa ah mid cadan way u aha horumarka ay gaadhee bulashada reer somaliland tan oo dood lagu qiimaynaayey musharaxa dalka ku haboon shanta sano ee soo socta hagina karaaya umada reer somaliland tan oo halku dhiga u ahad waa kuma madaxwayanha bari dadkuna ay ahaayeen ku aad ugu riyaaqsan una sacab tumaaya musharxiinta’

Doodan ayaa qabsoomata Magaalo Madaxda Soomaliland Ee Hargaysa 19 Oktoobar 2017 8:00 fiidnimo Waxaan si toosa ah u daadihi nayay barmaamijka xamse ilig iyo cali seenyo waxaan soo xaadiray bulsho iskugu jirtay waayo’arag aqoonyahano siyaasiyiin  dhalinyaro haween kuwaas oo dhamaan u dhag taagay hadalada ka soo baxay afka saddexda musharax aadan loo dhadhan sanayaay u jeedada dhabta ah ee ay qusayso jawaabta ya bixi nayaan.

 

 

Mudanaayasha Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Bixi iyo Cabdiraxmaan cabdilaahi ismaacil Cirro ayaa taagaan dooda qeybteedi hore oo u hagayay Suxufi Cali Seenyo oo ka socday Ururka Telfeeshinadd Madaxa banaan ee Siba  iyo Ururka Inspire Group oo u matlayay Wariye Maxamed Ilig oo qeybtii danbe ee dood hagayay.

Qodobadii Ay Ka Kooba Nayad Doodu  ,

  1. Codbaahiyaha oo dooda qeybteedi hore ay codka wax ka si ahaayeen mararka qaarna aad arkayso murashaxiinta oo afuufaya .
  2. Doodaha noocan oo kala ah waxaa qurux badan in qalabka codbaahiyu noqdo mid waireless ah isla markaan uu qarsoonadda codbaahiyuhu .
  3. Codbaahiyaha qorsooni waxaa uu soo saara kartidda hadalka iyo qaabka iyo xarkaadka jidhka ee Murshaxiinta iyo hanaanka dooda .
  4. Muqaal hagaha (montage ) waxaa ka dhinaa unuu dagnaanshuhu ka lumay ,oo waxaad arkaysay isagoo dooranaya kamaradda aan sax aheyn ,maadaamo aad haysto mixerka daawashadda ah waa inaad markasta doorta kamaradda saxdda ah .
  5. Heesta calanka oo aan waqtigeedi la qaban iyo wariyihii danbe oo goor danbe dadka u shiday heesta .
  6. Waqtiga dooda oo dheera ,
  7. Suaalaha oo soo noqnoqonayay .

 

Ujeedada Dooda 

Ujeedad dooda ayaa ahad sidii ay musharaxiintu ay u qancin lahaayee shacabkooda una tusi lahaayeen halka ayaa u jihaynayaan waan mid inbadaan lahadal hayey wakhtiga ya doodani dhici doonto waxaan ka soo baxay musharaxiin aad loogu bogay qaab jawaabeed kooda.

Xasuusim 

wax naga xasuusin ah inaanu idiin soo wadno doodi oo dhamas tiran iyo sidoo kale su’aalihii lagu tilmaamay kuwii ugu adkaa halkan ka soco marka ay saacada geeska afriga tahay 2:00 Warbaahintu Waa KULANNEWS.COM waad Mahdsan Tihiin 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here