Duur Iyo Siciid Sulub Oo Hubeeyey Dhalinyarada Beesha Cirro + Weeraro Qorshaysan Oo Lagu Qaaday Bariga Burco Iyo Dhawaaqyo Colaad Beeleed Ah Oo Loo Dhiibay + Khasaaraha Dhashay

0
176

 

Siyaasiyiinta Duur iyo Siciid Sulub ayaa hubeeyey dhalinyarada beesha Galbeedka waxaana ay sameeyeen qorshe ah in maalin kasta oo xisbiga Waddani u leeyahay Ololaha xisbiga dhalinyarada beesha Cirro weerar ku qaadaan dhinaca Bariga Burco waxaana gawaadhida waawayn laga buuxinayaa dhagxaan waawayn halkaasi oo meheradaha iyo dadka lala dhacayo dhaawacyo culusna ay ka dhasheen.

Odhaahda Dhalinyarada loo dhiibay ee ah ku dhawaaqayaan ayaa ah “Jeegaanta Daba Dhilifta Ah Waanu Mastaafurinaynaa..” arintaasina waa ta keentay in dhamaan xafiisyadii xisbiga Waddani ku lahaa Bariga Burco ay la wareegaan xisbiga Kulmiye oo umadda dhex u ah.

Arinta ay abaabuleen Duur iyo SIciid Sulub oo ah siyaasiyiinta ka soo jeeda beesha iska leh xisbiga Waddani ayaa ah mid lagu abuurayo laguna garaacayo durbaanada colaada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here