Erdogan Oo Somaliland Ugu Dhaartay In Uu Aqoonsanayo Hadii Ay Garab Siisa Wadanka….Nuxurka Fariin Turkiga Ka Timi

0
608
Turkish President Tayyip Erdogan, accompanied by his wife Emine Erdogan, greets supporters during a rally to mark the 563rd anniversary of the conquest of the city by Ottoman Turks, in Istanbul, Turkey, May 29, 2016. REUTERS/Murad Sezer - RTX2EPW0

Erdogan Oo Somaliland Ugu Dhaartay In Uu Aqoonsanayo Hadii Ay Garab Siisa Wadanka….Nuxurka Fariin Turkiga Ka Timi

 

Dawlada Turkigu waxa ay dalal islaam ah taageero uga raadinaysa wadanka go’doonka la galiyey ee Qatar waxaana ay ka baydhay xulafada uu sucuudigu ee hogaaminayo ee xayiraada saaray wadanka Qatar.

Turkigu waxa uu mudo badan la jiray dawlada somaliya waxaana Farmaajo ku gacan saydhay dalab dawladu Turkigu u soo dirtay oo ahaa in uu Qatar la safto waxaana maanta muqdisho imanaya diyaarad ka socota xulafada sucuudigu hogaaminayo oo ku khasbaya Dawlada xamar in xayiraad ay saarto Qatar.

Arintaasi waxa ay sababtay in Turkigu warqad u soo diro Somaliland oo uu markii hore ka eexday waxaana uu u balan qaaday in uu la jiri doono hada wixii ka danbeeya isla markaana u kala shaqayn doono arimaha aqoonsiga hadii ay hawadooda u ogolaadaan in ay isticmaasho diyaaradaha dawlada Qatar oo goobo yar la galiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here