Ex Laba Wasiir Somaliland Ah Oo Saaka Xamar Ku Wada Sugan + Kulmiye Iyo Waddani Oo Ay Ka Kala Tirsan Yihiin iyo Sirta Kulankooda

0
504

Ex Laba Wasiir Somaliland Ah Oo Saaka Xamar Ku Wada Sugan + Kulmiye Iyo Waddani Oo Ay Ka Kala Tirsan Yihiin iyo Sirta Kulankooda

Hore waxa magaalada Muqdisho socdaal ugu tagay Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo la filayo in uu ka soo muuqdo dawlada halkaasi ka jirta inkasta oo wararka qaar shegayaan in duur dhanka ganacsiga u diga rogtay isla markaana hawlo ganacsigiisa ku saab san uu Muqdisho u joogo
Shalay galinkii danbe waxa Muqdisho isaguna gadhay wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar o isaguna saaka xamar ku sugan balse isaga u jeedadiisu ma cada inkasta oo shaqadiisu tahay xasilinta ama dib u soo celinta nabada Somaliya iyo dalalka kale ee qalalaasuhu ka taagan yihiin hadana waa sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga Kulmiye
Waxa dhici karaysa in dariiqa fududaaday ee tagitaanka Xamar uu halis ku noqdo Qadiyada madax banaanida Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here