Fanaanada Kiin Jaamac Oo Shirkada Youtube Aqoonsi Ka Heshay Ka Dib Markii Ay Dhaqan Cusub La Soo Baxday + Imisa Qof Ayaa Todobaad Gudihii Daawaday Heesta Been Been Oo Raga Lagu Karbaashay

0
2416

Fanaanada Kiin Jaamac Oo Shirkada Youtube Aqoonsi Ka Heshay Ka Dib Markii Ay Dhaqan Cusub La Soo Baxday + Imisa Qof Ayaa Todobaad Gudihii Daawaday Heesta Been Been Oo Raga Lagu Karbaashay

Heesta Been Been ama ka baxay Been Been oo ay soo saartay todobaadkii hore fanaanada iminka sida wayn u haysata dhagaha Somalida ee Kiin Jaamac ayaa waxa heestaasi daawaday In ka badan Laba Boqol oo kun oo Qof taasi oo wali si xawli ah u kordhaysa daawashada dadka saacad kastana ay ku kordhiyaan Kumanaan Qof


Arinta waxalagu sababeeyey cod iyo labis cusub oo ay la timi fanaanadu halka dadka qaar sheegayaan in ay ku dayanayso labiskii ay saaxada la soo gashay fanaanada Xaliimo Gobaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here