Fanaanada Xamda Queen Oo Markii U Horaysay Soo bandhigtay Tirada Caruurta Ay Dhashay Iyo Ciidka Oo Ay Damaashaad Ugu Kaxaysay Meel Yaab Leh

0
4757

Fanaanada Xamda Queen Oo Markii U Horaysay Soo bandhigtay Tirada Caruurta Ay Dhashay Iyo Ciidka Oo Ay Damaashaad Ugu Kaxaysay Meel Yaab Leh

Fanaanada Xamda Queen waxa ay ciidka soo bandhigtay Wiilkeeda curad oo ay isku labis ku damaashaadayeen waana markii u horaysay ee la arko ubadkeeda waxaana ay dhashay oo ay haysataa hal wiil oo kali ah kaasi oo ay soo bandhigtay sawiro ay si qurux badan ugu labistay lana damaashaadayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here