Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Xamda Queen Oo Xidhiidhka U Jartay Sucuudiga + Fankeedii Oo Ay Ka Joojisay Iyo Kooxda Ay La Safatay + Ma Somaliyaa?

0
2775

Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Xamda Queen Oo Xidhiidhka U Jartay Sucuudiga + Fankeedii Oo Ay Ka Joojisay Iyo Kooxda Ay La Safatay + Ma Somaliyaa?

Fanaanada caanka ah ee Xamda Queen kana mid ah koox faneedka dhulka Somalida loogu dhagaysiga badan yahay looguna jecel yahay ee Xidigaha Geeska ayaa si kaftan leh u sheegtay in ay xidhiidhka u jartay Wadanka Sucuudiga ka dib markii aysheegtay in xaalka muslimiintu cakiran yahay waxaana ay taageerayaasha su’aashay cida iyaguna xidhiidhka u jarayaan taasi oo tartan ka dhex dhalisay dadka Asxaabta kula ah barteeda Facebook oo ay qoraalkan soo dhigtay waxaana ay tidhi. “Aniguna sucuudigaan xidhiidhka u jaray kkkk yaab muslumintii arinku wuu cakirqnyahay adiguna yaad xudhidhka u jaratay” Ayey tidhi Xamda Queen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here