Fanaanadii Somalida Ugu Caansanayd Oo Fanka Dib Ugu Soo Laabatay + Waa Tuma Fanaanadu? Maxay Tahay Sababta Ay Ugu Soo Laabatay Heesihii Ay Joojisay?

0
2056

Fanaanadii Somalida Ugu Caansanayd Oo Fanka Dib Ugu Soo Laabatay + Waa Tuma Fanaanadu? Maxay Tahay Sababta Ay Ugu Soo Laabatay Heesihii Ay Joojisay?

Fanaanada Fartuun Cumar oo hore u shaacisay in ay fanka ka baxday isla markaana ay joojisay dhinacii heesaha ayaa mar kale dib ugu soo laabatay saaxada heesaha iyo fanka somalida

Fartuun waxa lagu arkay xafladii xuska 1-da Luulyo oo maraykanka lagu qabtay waxaana halkaasi heeso ku soo bandhigay Fanaaniin ay iyada iyo Hodan Cabdiraxman Ku jiraan

Fartuun Cumar markii la guursaday ayey go’aan satay in ay fanka ka baxdo balse hada dib ayey ugu soo laabatay iyada oo la filayo in qiirada Somaliya ay hawshan dib ugu soo celisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here