Fanaanadii Ugu Da’da Yarayd Xidigaha Geeska Oo Aqal Gashay Iyo Sawirada Meherkeeda Laga Qaaday + Arooska Hargaysa Ugu Yaabka Badan Oo Loo Dhigayo

0
3790

Fanaanadii Ugu Da’da Yarayd Xidigaha Geeska Oo Aqal Gashay Iyo Sawirada Meherkeeda Laga Qaaday + Arooska Hargaysa Ugu Yaabka Badan Oo Loo Dhigayo

Shabakada Kulannews warar xogogaal ah oo ay xidigaha Geeska ka helayso waxa ay sheegayaan In ay aqal gashay ama la Guursaday fanaanada wakhtigan ugu codka fiican uguna caansan xidigaha Geeska ee Ugbaad Aragsan oo mudooyinkii danbe fanka ka dhex ifisay waxaana sawiro qurux badan laga soo qaaday dabaal dega meherkeeda


Sidala sheegay aroos fanaaniinta iyo dadka caanka ahi isku arkaan ayaa loo dhigayaa fanaanada Ugbaad Aragsan wiilka ay is guursadeena ma aha ehelka fanka sida la sheegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here