Fanaanka Najiib Alfa Oo Shalay Madaarka Hargaysa Laga Celiyey + Sheekh Khaliil Oo Mamnuucay In Uu Dalka Yimaado Iyo Cadhadii Oo Uu Xamar Iska La Tagay + Soo Dhawayn Qaali Ah

0
1310

Fanaanka Najiib Alfa Oo Shalay Madaarka Hargaysa Laga Celiyey + Sheekh Khaliil Oo Mamnuucay In Uu Dalka Yimaado Iyo Cadhadii Oo Uu Xamar Iska La Tagay + Soo Dhawayn Qaali Ah

Fanaanka Somaliyeed ee sida wayn loo dhagaysto Najiib Alfa ayaa maanta si rasmi ah uga degay magaalada Muqdisho ka dib markii la sheegay in shalay laga celiyey Madaarka caasimada isaga iyo koox kale oo fanaaniin ah oo bandhig faneed ku qabanayey magaalada Hargaysa.

Sheekh Khaliil ayaa joojiyey fanaaniin badan oo Hargaysa iman lahaa waxaana uu si gaar ah u ogolaaday fananka Axmed Zaki oo Hargaysa ku sugan isla markaana iidka bandhig faneed cajii ah qaban doona.

Najiib Alfa Muqdisho ayaa si kal iyo lab ah loogu soo dhaweeyey waxaana qaabilay Raysal wasaaraha Somaliya oo ah nin Musica jecel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here