Fanaankii Cabdi Hani Oo Xabsiga Lagu Ilaaway + Showgii Ciidka Oo Uu Jeelka Kaga Jiray Iyo Xidigaha Geeska Oo Safka Hore Keenay Fanaanka Lagu Bedelay

0
2092

Fanaankii Cabdi Hani Oo Xabsiga Lagu Ilaaway + Showgii Ciidka Oo Uu Jeelka Kaga Jiray Iyo Xidigaha Geeska Oo Safka Hore Keenay Fanaanka Lagu Bedelay

Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhaya shabakada Kulannews ayaa sheegaya in xabsiga Hargaysa uu ku jiro fanaankii Cabdi Hani Xaashi Cabdilaahi oo ahaa fanaankii masraxa somalidana aad loga dhagaysto heesihiisa

Warar kale ayaa sheegaya in uu Adiss Ababa ku maqan yahay isaga oo sanadkan u duulaya Ingiriiska si uu showyo halkaasi uga dhigo balse arintaasi waxba kama jiraa waxaana Cabdi Hani sifo aan la shaacin uu uga maqnaa barnaamijkii ciidka Xidigaha Geeska

Axmed Aarshe ayaa la shegayaa in booskiisa la galiyey isla markaana lagu bedelay oo aan looba joojin fanaanka xidigaha dartood xabsiga u galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here