Fanaankii Loogu Jeclaa Somalida Oo La Shaaciyey In Uu Hargaysa Ka Tagayo + Fanaanad Kale Oo Raacaysa Iyo Sababta Ay Uga Tageen Caasimada

0
2005

Fanaankii Loogu Jeclaa Somalida Oo La Shaaciyey In Uu Hargaysa Ka Tagayo + Fanaanad Kale Oo Raacaysa Iyo Sababta Ay Uga Tageen Caasimada

Fanaanka dhinaca Masraxa xidigaha Geeska Cabdiraxman Caydiid (Oday) iyo fanaanada Sahra Ilays ayaa dalka ka anba baxaya waxaana ay tagayaan Imaaraadka Carabta iyaga oo halkaasi taageerayaashooda kula dabaal degi doona Farxada Ciidal Fitriga

Show aan noociisa hore loo arag ayey maalinta labaad ee Iidka ku dhigi doonaan Imaaraadka Carabta gaar ahaan Dubai oo ay ku sugan yihiin Somali aad u fara badan

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa ah tan loogu jecel yahay guud ahaan Somalida iyo Geeska Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here