Farmaajo Oo Fuliyey Amar Uga Yimi Xukuumada Somaliland + Siilaanyo Oo Xamar U Diray Warqad Talo Ah Oo Todobaad Gudihii Muqdisho Lagaga Fuliyey

0
1501

Xukuumadda Somaliland waxa ay dawlada ay sheegtay in ay ka go’day ee Somaliya u dirtay warqad talo ah oo aanay hore u sheegin

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire London waxa uu kaga dhawaaqay in ay xukuumadda Somaliland ku talinayso in Madaxweyne farmaajo iyo maamulkiisu shacabka ka soo ururiyaan hubka suuqa ku jira balse aanay u baahnayn hub cusub oo ay soo iibsato

Isla todobaad gudihii waxa amarkaasi ku fuliyey raysal wasaaraha iyo madaxweynaha waxaana la bilaabay barnaamij hub ka dhigis ah oo shacabka laga ururinayo hubka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here