Gaadiid La Saaray Sameecado Waawayn Oo Saaka Hargaysa Ku Wareegaya + Xaalado Taagan Iyo Waxa Ka Soo Kordhay Somaliland + Ma Dhabaa In….Akhri

0
274

Gaadiid La Saaray Sameecado Waawayn Oo Saaka Hargaysa Ku Wareegaya + Xaalado Taagan Iyo Waxa Ka Soo Kordhay Somaliland + Ma Dhabaa In….Akhri

Waxa magaalada Hargaysa iyo Burco ka bilaamaya sida Komishanka doorashooyinka Somaliland la sheegen qaadashada kaadhka cod bixinta Doorashada oo gobolo hore laga soo qaatay

Si arintaasi loo xojiyo waxa saaka Magaalada ku wareegaya baabuur wacyi galin ah oo shacabka ku dhiiri galinaya qaadashada kaadhka cod bixinta doorashada si ay u soo doortaan Madaxweynihii bedeli lahaa kan iminka jooga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here