Gabadhii Isaaq Iyo Wiilkii Gabooye Ee Is Jeclaaday Oo Jig Jiga Aroos Loogu Dhigay + Hay’ad Hargaysa Kala Baxday Iyo Arimaha Xiisaha Leh Ee Dhacay

0
914

 

Gabadhii uu soo bandhigay telefishanka somaliga ah ee Star tv ee jeclaatay wiilka gabooye isla markaana qosykooda kala kulan tay jidh dil iyo xadhig ayaa ugu danbayn jacaylkeedii kula aqal gashay magaalada Jig Jiga ee ismaamulka somalida Itoobiya

Sida la shegay Hay’adda UNHCR ayaa Hargaysa ka kaxaysay haweenayda iyo wiilka ay is jeclaayeen ee gabooye waxaana ay aroos qurux badan ugu dhigeen magaalada Jig Jiga

Inta badan waxa si sahlan dadka Somaliland looga kaxaystaa dhulkooda iyaga oo raacaya go’aanada hay’addaha ama dalalka reer galbeedku u soo jeediyaan oo ah in iyaga loo hogaansamo

Haweenayda jeclaatay Wiilka Gabooye oo iyadu ka soo jeeda Isaaq ayaa sheekadoodii ahayd mid saamayn leh ka dib markii ay telefishanka u soo bandhigtay wixii lagu sameeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here