Gabadhii Warbaahinta Somalida Ugu Caansanayd Oo Caawa Saxaafadda Iskaga Baxday + Goob Ganacsi Oo Ay Samaysay Iyo Wariyaal Caan Ah Oo Socod Ugu Tagay + Waa Tuma?

0
1305

Gabadhii Warbaahinta Somalida Ugu Caansanayd Oo Caawa Saxaafadda Iskaga Baxday + Goob Ganacsi Oo Ay Samaysay Iyo Wariyaal Caan Ah Oo Socod Ugu Tagay + Waa Tuma?

Saxafiya Nuux Sheekh waxa ay ka nasatay Saxaafada waxa ay u baydhay dhanka Ganacsiga waxaana ay furtay Meherad cusub oo ah goob dumarka lagu qurxiyo isla markaana somalida aan hore uga jirin oo lagu magacaabo Secret Beauty Salon
Suxufiyiinta Xamse Bul Bul. Xasan Maal. Cabdishakuur Dayib Iyo Mukhtaar Ismaaciil ayaa booqday goobtan waxaana sidoo kale hore u booqday hablo suxufiyiin ah oo dhiiri galinaya Safiya Nuux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here