Gobalka Togdheer Oo Dhaqdhaqaa Wayan Laga Dareemayo+Ciidanka Oo Heegan Culus Galay+Xogo Soo Baxaya

0
194

(KULANNEWS.COMwax si wayan magaalad burco looga dareemayaa u diyaar garawaga ololaha ee xisbiga kulmiye wax aad u shaqayanya goobaha dawaara yaasha iyaga oo ku mashquulsan tolista calka astaanta u ah Xisbiga Kulmiye.

Wax magaalada gudaheeda aad ku arki kartaa boodhadh waa wayan oo ayku sawaran yihiin mushaxa madaxtinimada iyo ku xigeenka ee Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan saylici haawayada magaalka ayaa ku arkaysaa dad badan oo sita astaan xisbiga ee ka kooban Huruuda  Caqaarka

Bari ayay tahay malinka uu Xisbiga kulmiye u leeyahay ololaha u diyaar garawga doorashada madaxtoinimada ee dhici doonta 13/112017

XASUUSIN 

Warbaahinta Kulannews Waxay Idiin Soo Tabin Doonta Bari Ololaha Xisbiga Kulmiye Waxaanada Ula Socon Doontaan Minid Minid Waad Mahadsantihii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here