Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Xamar U Quus Gooyey + Safarkii La Sheegay In Uu Muqdisho Iskaga Dhiibay Oo Uu Ka Hadlay “ Ma Ihi Tv La Iska Soo Daayo Oo Lagu”

0
1728

Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Xamar U Quus Gooyey + Safarkii La Sheegay In Uu Muqdisho Iskaga Dhiibay Oo Uu Ka Hadlay “ Ma Ihi Tv La Iska Soo Daayo Oo Lagu”

Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska waxa uu hab qoraal ah kaga jawaabay arintii lagu sheegay in uu ka degay xamar isla markaana uu marti qaad rasmi ah ka helay Dawlada Farmaajo taasi oo warbaahinta Somaliland iyo kuwa somaliyaba ay si wayn u falan qeeyeen isla markaana lagu faafiyey meelo kala duwan kaasi oo lagu sheegayo in Xasan uu iska dhiibay Xamar

Isla shalayba waxa cadaatay in warkaasi been abuur ahaa isla markaana dawlada Farmaajo lacag badan ku bixiyey waxaana ugu horayn Xasan Laabsaalax uu fariin u diray dadka cayda ka faafiya ama wararka been abuurka ah waxaana uu yidhi. “ Dadka iga faafiya wararka beenta ah ama I caaya waxaan leeyahay anigu ma igi Tv la iska soo daayo oo lagu soo shaac baxo”

Sidoo kale Abwaanku waxa uu sheegay in uu ku sugan yahay Magaalada Borama laguna duubayo barnaamijka kooxda xamar tagisteeduna aanay danbi ahayn “Baraha bulshada waxa maanta aad loogu faafiyay in aan Tagay Xamar’ Taasi waa Been Laakiin Hore Xamar waan u Tagay waanan tagj Karaa Balse booramaan Hada joogaa oo XIDIGAHA GEESKU ku Qabanayaan barnaamijka Ciida”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here