Guurtida Oo Siilaanyo U Gudbisay Warqad Amar Ah Oo Ay Ku Sheegayso In Qatar Lala Dagaalamo + Turkiga Oo Madaxtooyada La Soo Hadlay + Muxuu Yidhi?

0
403

Guurtida Oo Siilaanyo U Gudbisay Warqad Amar Ah Oo Ay Ku Sheegayso In Qatar Lala Dagaalamo + Turkiga Oo Madaxtooyada La Soo Hadlay + Muxuu Yidhi?

 

Xildhibaan Indho Indho afhayeenka golaha guurtida Somaliland waxa uu xukuumada siilaanyo u gudbiyey warqad ay ku dalbanayaan in Somaliland ay go’aan ka gaadho xaalada carabta ka jirta waxaana sidoo kale uu afhayeenku sheegay in xukuumadu taageero siiso dalalka carabta ee bandowga saaray Qatar oo masiibo ku ah amaanka gobolka waa sida uu shegayee.

Dhinaca kale Turkigu waxa uu ciidamo tiro badan u dirayaa wadanka Qatar si amaankiisa loo ilaaliyo waxaana la sheegayaa in     ay Somaliland ka cod sadeen in ay ku soo biirto xulafada Turkigu hogaaminayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here