Hambalyada Arooska Fanaanada Xamda Yar Iyo Maayarka Muqdisho Oo Qarsdoodi Isku Guursaday + Yaa Ogaaday? Goorma Ayey Xaflada Arooska Dhigteen?

0
1790

Hambalyada Arooska Fanaanada Xamda Yar Iyo Maayarka Muqdisho Oo Qarsdoodi Isku Guursaday + Yaa Ogaaday? Goorma Ayey Xaflada Arooska Dhigteen?

Fanaaniinta Muqdisho ayaa mar kaliya lagu arkay iyaga oo hambalyo u diray isla markaana baraha bulshada ku faafiyey Arooska Fanaanada Xamda Bootaan xamda yar iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mr. Taabit

Sawiro laga soo qaaday iyaga oo arooskooda u dabaal degaya waxaana si wayn loogu hadal hayaa baraha bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here