Hawlaha Ugu Adag Ee Madaxwayne Biixi Sugaya+Maxay Yihiin?+Maka Dabaalan Karaa+Akhri Xasaasi

0
549

Hawlaha Ugu Adag Ee Madaxwayne Biixi Sugaya+Maxay Yihiin?+Maka Dabaalan Karaa+Akhri Xasaasi

Madaxwaynaha dhwaan la doortay ee mudane muuse biixi cabdi ayaa wax laga sugayaa hawlo adag sidii uu uga gudbi lahaa, dadka ayaa inta badan iswaydiinaya muuse sidee wax u maamul doona, maku guulaysan doona xilka loo magacaabay mise wuu ku fashilmi doona waa maxay howlaha adag ee horyaala, su’aalaha yaa waxaynu kaga jawaabi doona inta aynu ku guda jiro ka hadalka hawshan.
Aynu U Soo Dagno Hawlaha Adag e Muuse Ag Yaala?
1.Kala Qayab Sanaan Baahsan.
Howsha ugu adag ee nuuse sugaysa inuu ka talaab sado ayaa ah kala qaybsanaanta ay keentay khilaafkii doorashada e xisbiga wadani ka tagay.
Markii laga guulastay xisbiga wadani ayaa sameeyey qaadacaad taas oo keentay mudaharaado dhimasho iyo dhaawacba sababay, intaa ka dib waxay sii reebtay in deegana qaar lagu baaqo shirar qabiil oo ka dhan ah dawlada cusub, wax kale oo magaaloyinka qaar lagu arkayaa iyada oo jidadka halboolaha ee umadu wada istic maasho lagu xidhay calanka xisbiga wadani , tan ayaa noqotay caqabada ugu adag ee muuse ka sugaysa xal inuu u helo.
2.Sixir barar iyo abaaro keenay Ina qoysas Ay Caydhooban
Tana ayaa ah midka mid ah shaqada adag ee sugaysa Madaxwayne Biixi, Wax lagalay abaar lagu waayey xoolo badan, iyada oo somaliland warshada ugu wayne ee dhaqaalah soo saarta ay tahay iibka xoolaha nool, abaarta wax xaalada sii adkeeyey markii sarifka lacagta qalaad uu halkii ugu saraysay abig gaadhay wax qaali garoobay dhamaan wax yaabihii asaasiga ahaa, wax taasi samayan wayn ku yeelatay qoysaska dan yarta ah waan caqabad la doonayo i nuu muuse xal u helo.
3.Baabinta Qabyaalada Shaadhka Madaw Noqotay
Iyoada oo ayan meel wada galin qaran iyo qabiil ayaa wax waayadii u danbeeyey soctay qabyaalada qaawan oo ilaa heer gaadhay in lala soo istaago war fidiyeenada odhaahda ah”anaga oo reer hebal ah”wax sii dheera shirar badan oo habqabiil loo qaba naayey wax faa ‘iido ahna aan laga kenan is nacab iyo kala fogaashiyo mooye, maaha wax dhamaaday ee waa wax muuse sugaaya.kulan news
4. Tayeenta Ciyaaraha Kala Duwan
Tayeenta ciyaaraha kala duwan waxay xal u tahay in dhalinyarada lagala dagaalamo balwada,qabyaalada,siaasada oo geed walba lagaga sheekaynaayo oo noqtoy sheeko middaalo aah, in lasoo noleyo ciyaarihii xiisaha lahaa wax meesha ka saaraysaa dib u dhaca dhalinyarada kulan news
5.Dhisida Ciidamo Awood U Leh Sugida Xuduudkaha
Ciidanka qaranka somaliland ayaa lagu tilmaama halyeeyeda aya somaliland ku tiirsantay, ciidanka qaranku ma qabto oo qudhiyaa inuu somaliland cadawga ka difaaco ee wax uu qayab ka yahay sugida amniga gudaha, waxaan loo baahan yahay ciidan isku wada dirayas ah oo ku gaashaman hubka casriga ah qaban tababar ay cadawga adhaxda kaga kala jabiyaan waan mida ugu wayan ee looga fadhiyo madaxwaynaha madaamo oo u ku soo shaqeeyey hab ciidan.
KULAN NEWS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here