Hodan Cabdiraxman Oo Maraykanka Ku Dhashay Wiil Aanu Aabo U Ahayn Alta Oo Ay Is Guursadeen + Waa Kuma Ninka Wiilka Dhalay + Halkan Ka Eeg Video

0
3303

 

Hodan Cabdiraxman Oo Maraykanka Ku Dhashay Wiil Aanu Aabo U Ahayn Alta Oo Ay Is Guursadeen + Waa Kuma Ninka Wiilka Dhalay + Halkan Ka Eeg Video

 

 

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Fanaanada Weyn Ee Caanka Ah Hodan Cabdiraxmaan & Saygeeda Abdikadir Oo Maanta wiil Ugu dhashey Cariga maraykanka
Soo barbaaar Oo noqo kii dalkiisa & diintiisaba Anfaca

Cabdiqaadir ayaa ah nin ka maqan fanka ama aan fanaan ahayn lamana ogayn goorta ay is guursadeen Hodan Cabdiraxman Iyo Cabdiqaadir sida ay baahiyeen bahda Lamaane oo barta ay facebook ku leeyihin fariintan ku baahiyey.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here