“ Iminka Damiin Ayaan Ku Soo Baxay Oo Laab-saalax Ayaa I Soo Daayey Waxaan Ku Xidhnaa Saldhiga….” Waraysi Cabdi Hani Ku Sheegay In Uu Mudo Badan Ku Xidhnaa Xabsi Hargaysa Ku Yaala + Akhri

0
3622
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

“ Iminka Damiin Ayaan Ku Soo Baxay Oo Laab-saalax Ayaa I Soo Daayey Waxaan Ku Xidhnaa Saldhiga….” Waraysi Cabdi Hani Ku Sheegay In Uu Mudo Badan Ku Xidhnaa Xabsi Hargaysa Ku Yaala + Akhri

“Cabdi hani iyo sagal mustafe waxa dhexmaray sheekadan iyadoo barnaamujkii cown huteel lagu qabtay
Sagal :cabdi hani barnaamujkii hore waxaan is lahaa wuu idinka soo gaadhayaa ee maxaa ku helay
Cabdi hani:walaal sagal waxa igu dhacday arin yar oo soomaali week aanu iskaga hornimi markaas sidaas ayaan uga hadhay
Sagal: cabdi hani maxaa ka jiraa lacag lagugu eedaynayee la leeyahay wuu cunay
Cabdi hani :walaalo way jirtay oo lacagtaasi way igu baxday wll qli waa asxaabtaydaa oo iyana way ila qaadan waayeen sidaa darteed ayaan saldhiga new hargaysa ugu xidhnaa wll qli
Sagal : haye cabdi ma dhamaatday arinkaasi
Cabdi hani :wll qli may ee imikaba wax isoo damiintay gudoomiyaha kooxda
Xasan dhuxul laabsaalax ilaahay hanoo daayee waa qof daacadee
Sagal : Haye cabdi hani waynu isu soo noqon imikana waxaan u kacayaa xagaa iyo bk
Cabdi hani : haye walaalo sagal
Sheekadan ayaa noqotay ta ugu hadal haynta badan Baraha Bulshada iyada oo ay baahiyeen abwaano kooxda Ka tirsan waxaana sida la sheegay xogta waraysigan uu Sagal iyo Cabdi Hani dhex maray markii laga soo dareeray waraysigii VOA ee Xidigaha Geeska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here