Inqilaab Iminka Ka Dhacay Magaalada Berbera + Ciidamo Hubaysan Iyo Shacab Gadoodsan Oo Isku Dhacay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + Maxaa La Inqilaabay?

0
673

Agaasimaha guud ee wasaaradda biyaha Somaliland iyo ciidanka RRU-da oo uu watay ayaa inqilaab kula wareegay xarunta wakaalada biyaha Berbera oo ay doonayeen in ay khasab iyo awood kula wareegaan Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargaysa oo masuul cusub loo magacaabay.

Wasaaradda Biyaha iyo Golaha Deegaanka Berbera ayaa isku khilaafkan maamulka wakaalada Biyaha Hargaysa iyo cida maamul ahaan ay hoos tagto.

Waxa la sheegaya in Maayarka Berbera oo cimrada ku sugan uu dhakhso dalka u imanayo khilaafka bilowday awgeed waxaana uu ka digay in qilaabka Berbera laga wado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here